Axmed Madoobe oo sheegay Dowladnimada Soomaaliyeed in aysan burburin iyo xal in ay u yimaadeen 12/02/2026 0 Share on Facebook Tweet on Twitter MUQDISHO – Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, isaga oo xusay in ujeeddada ay tahay ilaalinta dowladnimada iyo raadinta xal waara. DAAWO