Cabdikariin Guuleed oo la kulmay safiirka dowladda Sacuudiga + Sawirro

0

MUQDISHO (SMN) – Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Somaliland Mudane Abdikarim Hussein Guled ayaa kullan muhiim la qaatay Safiirka Dowladda Sacuudiga u qaabilsan Soomaaliya Mudane Axmed Bin Maxamed Almuwallad.

 

Kulankan ayaa waxaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga labad Dal iyo derdergalinta wadahadallada DFS iyo Somaliland.

Mudane GULED ayaa Safiirka uga warbixiyay halka ay marayaan dedaalada lagu xoojinayo wadahadallada DFS iyo Somaliland, iyo sida ay Dowladda uga go’antahay xal u helidda Arrimaha Somaliland, dhigiisa Safiirka ayaa muujiyay in ay Dowladda Sacuudiga diyaar u tahay garab istaagga iyo taageeridda ka gun-gaarista wadahadallada DFS iyo Somaliland.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here