Ciidamada dowladda iyo kuwa AUSSOM oo la wareegay degmada Awdheegle

0

MUQDISHO – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo gacan ka helaya howlgalka AUSSOM si gaar ah qeybta Ciidamada Uganda ayaa goordhaw la wareegay degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose.

 

Degmada Bariire ayay sidoo kale dhawaan Ciidamada la wareegeen, kadib dagaal maalmo socday oo Al-Shabaab la galeen, kaasoo askar uga dhimatay Ciidamada dalka Uganda.

May be an image of ‎text that says "‎ត្រមារម FEDERAALKA ارةلدفاع MINISTAYO DEFENCE MИPOTOΝTHAMOMAAИ ERAN FEDERAL REFURI KoBu MASARADDA GAASNANDNSS FAAFIN DEG-DEG AH Mugdisho, Octoobar 04, 2025 Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) iyo Ciidamada Difaaca Uganda ee qeybta κα ah hawlgalka AUSSOM αγαα saaka gudaha galay degmada Awdheegle ΘΘ gobolka Shabeellaha Hoose, iyagoo sii wada howlgalka qorshaysan ee "Duufaanta Aamusan" ee lagu xoreynayo deegaannada ay ku dhuumaaleysanayaan maleeshiyaadka Khawaarijta Al-Shabaab. Howlgalka ayaa weli socda, waxaana dhawaan idinla wadaagi doonnaa faahfaahinta rasmiga ah marka hawlgalku soo gabagaboobo. >DHAMMAAD< Emcll: Danmesened.goe.sa Wrbsitn: WWW/NO)/gAN สร MeDSamalia‎"‎

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here