Ciidamada dowladda oo howlgal ka fuliyay gobolka Shabeellaha Dhexe

0

MUQDISHO, Soomaaliya [SMN] – Ciidamada dowladda Soomaaliya oo kaashanaya kuwa dadk deegaanka ayaa weeraray saldhig ay Al-Shabaab ku lahayd gobolka Shabeellaha Dhexe, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta.

 

May be an image of text

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here