Ciidamada dowladda oo howlo burburin ah ka bilaabay xaafadda Dab-damiska

0

MUQDISHO (SMN) – Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa saaka ku jarmaaday Xerada Dab-damiska ah halkaas oo ay ka bilaabeen burburinta guryaha kuyaala iyo barakicinta dadkii deganaa.

 

Ciidankan ayaa xiray dhamaan wadooyinka soo gala xaafadaan oo horey la iskugu dayey in dadkaas laga saaro.

Wararka ayaa sheegaya in gaadiidka baaldooska ah ay hada jajabinayaan guryaha oo intooda badan ka sameysan jiingado.

Lama oga in ay dhibaatooyin Kale oo nafsi ah ka dhalatay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here