Ciidamo kamid noqonaya Booliska oo lagu dhaariyay Muqdisho + Sawirro

0

MUQDISHO (SMN) – Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaalieed S/guuto Sulub Axmed Firin, ayaa ka qeybgalay munaasabad maanta lagu dhaariyey 300 oo askari oo ka tirsan Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.

 

Ciidamadan ayaa shalay tababar loogu soo xiray dugsiga tababarrada booliska Jeneraal Kaahiye ee magaalada Muqdisho.

Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliya S/guuto Zakiye Xuseen Axmed  iyo Saraakiil kale oo ka tirsan Taliska Booliska ayaa Taliyaha kala qeyb galay munaasabadaan, waxayna ciidankaan cusub ka qeyb qaadanayaan sugidda amniga muwaadiniinta Soomaaliyeed.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here