Ciidamada dalka jabuuti ee ka tirsan hawlgalka midowga Afrika ee Amisom kuna sugan beledweyn ayaa u dabal dagay sanad guradi 44 ee kaso waregatay marki jabuuti xornimada ka qadatay gumeystihi faransiska sanadii 1977,munaasabada ayaa saaka ka qabsoontay saldhiga cidanka jabuti ee Ceeljale duledka magalada beledweyn.
Munasabada aya intii ay socotay waxay ciidanka soo bandhigeen cidamada dhoolatus balaaran oo ay ku xusayeen sanad gurada 44 aad .
Madaxweyne kuxigeenka dowlad goboledka hir-shabelle mudane Yuusuf Axmed Xagar ahna kusimaha madaxweynaha ayaa shacabka iyo dowlada jabuuti ugu hambalyeyey sanad guurada ay maanta u dabal dagayaan .
Ciidamada jabuuti ee qeybta ka. ah howgalka amisom ee somaliya ayaa sanad walba u dabal daga sanad guuroyinka markii ay ka xoroobeen gumestihi faransiska.