MUQDISHO (SMN) – Ciidanka NISA ayaa fashiliyay Boorso lagu soo qaaday waxyaabaha qarxa, kaasi oo la doonayay in lagu dhibaateeyo shacabka ku dhaqan degmada Cabdicasiis ee gobolka Banaadir.
Ciidanka NISA ayaa sidoo kale gacanta ku dhigay ninkii waday Boorsada ay ku jireen waxyaabaha Qlqarxa.
Sidoo kale waxaa haatan soconaya baaritaano ay weli wadaan ciidamada ammaanka oo ku aadan qaraxaasi laga hortegay.
Sidaan oo kale ayay marar badan ciidamada ammaanka u fashiliyeen weeraro qaraxyo ah, taas oo keentay xasiloonida amni ee hadda laga dareemayo magaalada Muqdisho.
Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-
ò