Ciidanka Xooga Soomaaliya oo Daahfuray Hawlgalka Hillaac ee Shabeellaha Hoose

0

Muqdisho — Ciidanka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa daahfuray hawlgal cusub oo loogu magac daray “Hawlgalka Hillaac”, kaas oo ka socda deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose.

 

Warsaxaafadeed ka soo baxay Ciidanka Xoogga Dalka ayaa lagu sheegay in ciidanku, oo garab ka helaya Ciidamada AUSSOM iyo saaxiibbada caalamka, uu fulinayo hawlgallo lagu burburinayo saldhigyada muhiimka u ah Al-Shabaab.

May be an image of map and text

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here