Daawo: Balcad iyo Jowhar oo kala go’ay iyo kumanaan qoys oo barakacay

0

BALCAD (SMN) – Wararka naga soo gaaraya Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in xaalad adag ay ka taagan tahay deegaano ka tirsan gobolkaasi, kadib markii uu fatahaad ka sameeyay wabiga Shabelle.

 

Wabiga ayaa saacadihii lasoo dhaafay ku fatahay deegaano u dhexeeyo magaalooyinka Balcad iyo Jowhar, waxaana kala go’ay isku socodka labadaasi magaallo.

Sidoo kale waxaa halkaasi ka bilowday barakac ay sameynayaan dadka deegaanka oo bilaabay inay ka guuraan guryahooda, si ay uga fogaadeen waxyeellada fatahaadda.

Halkan hoose ka daawo warbixinta:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here