Daawo: Dibad-bax looga soo horjeedo Al-Shabaab oo ka socdo xeebta Liido

0

MUQDISHO (SMN) – Dibadbax ballaaran oo looga soo horjeedo weerarkii ay Al-Shabaab ku qaadeen dad shacab ah oo ku caweynayay xeebta liido ayaa ka socdo magaalada Muqdisho.

 

Mas’uuliyiin iyo boqolaal shacab ah oo ay qeyb kayihiin shaqaalaha dowladda ayaa ka qeyb galayo Bannaabaxa kuwaa oo ka dhiidhiyay sida ay uga xunyihiin falkii ka dhacay halkaasi.

Dibad-baxayaasha ayaa isugu tegay xeebta Liido oo ah goobta ay ka dhacday mashaqada, waxaana goobta kula hadlayo madax kala duwan oo ka tirsan dowladda Soomaaliya.

Halkan hoose ka daawo:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here