KISMAAYO [SMN] – Ciidamada maamulka Jubaland ayaa howlgal militeri ka sameeyay qeybo kamid ah gobolka Jubada Hoose, iyagoo qabsadey deegaan muhiim ah, hub iyo saanad Ciidan.
Howlhalka ayaa wuxuu ahaa mid qorsheysan oo la fuliyay si looga hortago weerar Al-Shabaab qorsheynaysay, waxaana lala eegtay goob ay isku aruusanaysanayeen dagaalyahano hubeysan, sida ay sheegeen Saraakiisha Ciidanka.