MUQDISHO (SMN) – Guddoomiyaha maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo shir jaraa’id qabtay ayaa amaro kasoo saaray ilaalinta iyo xormeynta bisha barakeysan ee Ramadaan.
Madaale oo ka hadlayay xormeynta bisha Ramadaan ayaa awaamiir dul-dhigay hoteelada iyo maqaayadaha ku yaalla magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.
Sidoo kale waxa uu faray goobaha laga cunteeyo in aanan la furi karin maalintii inta lagu jiro bisha Ramadaan oo maanta kow ah.
Halkan hoose ka daawo:-