Daawo: Muxuu awoowaha ilmaha Luul ka yiri go’aanka Maxkamadda Sare?

0

MUQDISHO (SMN) – Awoowaha carruurta Luul Cabdicasiis Maxamed oo maanta Wariyeyaasha kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa si weyn uga horymid go’aanka Maxkamadda Sare ee dalka oo dil toogasho ah ku xukuntay Sayid Cali Macallin Daa’uud.

 

Awoowaha oo lagu magacaabo Maxamed Cabdullahi Warsame ayaa cadaalad darro ku tilmaamay xukunka maxkamadda, sida uu hadalka u dhigay.

Sidoo kale wuxuu ku dooday nay ahayd in kiiskan loo wajaho sida ay qabto shareecada Islaamka, isla markaana la eego xaqa ay leeyihiin carruurta uu awoowaha u yahay.

“Xukunka maanta ee Maxkamada Sare waa cadaalad daro, sharciga islaamka waxa uu ogolyahay ayaan ogolahay” ayuu yiri Awoowe Maxamed Cabdullahi Warsame.

Halkan hoose ka daawo:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here