Daawo: Nin horay dil uga gaystay Caabudwaaq oo toogasho lagu fuliyay

0

CAABUDWAAQ (SMN) – Maxamed Kaafi Cabdi oo ay dhowaan dil toogasho ah ku xukuntay maxkamadda gobolka Galgaduud ayaa maanta lagu toogtay degmada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolkaasi.

 

Maxamed Kaafi ayaa lagu helay inuu horay u dilay Marxuum Duraan Jaamac Maxamed, iyada oo maanta laga oofiyay qisaasta.

Sidoo kale ninkan oo horay uga hadlay maxkamadda ayaa qirtay inuu si kas ah u gaystay dilka, isaga oo dalbaday in laga oofiyo qisaasta oo ugu dambeyn maanta lagu fuliyay.

Halkan hoose ka daawo Warbixinta:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here