Daawo: R/W ku-xigeenka labaad iyo wasiirada kale ee cusub oo la dhaariyay

0

MUQDISHO (SMN) –  Ra’iisul wasaare ku xigeenka labaad ee xukuumadda Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali iyo xubnaha kale ee la magacaabay ee golaha wasiirada ayaa maanta lagu dhaariyay kulan ay xildhibaanada golaha shacabka ku yeesheen magaalada Muqdisho.

 

Xubnaha cusub ee la dhaariyay ee uu ugu horreeyo ra’iisul wasaare ku xigeenka 2-aad ayaa  guda geli doono shaqooyinka loo igadmaday ee xukuumadda Soomaaliya.

Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa noqotay xukuumaddii u horeysay oo yeelatay Ra’iisul wasaare ku xigeen labaad, kaddib dowladdii KMG.

Halkan hoose ka daawo:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here