Daawo: Saciid Deni oo farriin culus u diray madaxda Soomaaliyeed

0

MUQDISHO (SMN) – Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni oo maanta khudbad xasaasi ah ka jeediyay magaalada Garoowe ayaa baaq culus u jeediyay dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada dalka.

 

Saciid Deni oo ka hadlayay shir sanadeedka Nabadda ee PDRC ayaa ugu baaqay Madaxweyne Xasan Sheekh iyo madaxda Dowlad Goboleedyada inay ilaaliyaan waxa heshiiska lagu wada yahay oo uu ugu horreeyo dastuurka dalka.

Sidoo kale wuxuu ka hadlay arrimo ku aadan farogelinta shisheeye ee haatan lagu hayo Soomaaliya, isaga oo kasoo saaray digniin culus.

“Dagaalka Soomaaliya, Soomaali keliya hadii ay tahay waa hore ayey heshiin laheyd laakiin farogelinta deriska iyo Caalamka ayaa nagu jirta” ayuu yiri madaxweyne Saciid Deni.

Halkan Hoose ka daawo:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here