Daawo: Xaafado ka tirsan degmada Kaxda oo looga qaxay tuugo darteed

0

MUQDISHO (SMN) – Xaafado ka tirsan degmada Kaxda ayaa lagu soo warramayaa inuu ka bilowday barakac xoogan, kadib markii uu faraha ka baxay ammaanka degmadaasi.

 

Dadka deegaanka ayaa bilaabay inay guryahooda ka qaxaan, sababo la xiriira markii ay halkaasi ku bateen tuugada dhaca gaysata ee ku labisan dareeska ciidamada dowladda.

Maalmihii u dambeeyay ayaa waxaa isa soo tareysay cabashada shacabka, mana jirto cid wax ka qabatay, taas oo ugu dambeyn sababtay in xaafadaha qaar laga barakaco.

Halkan hoose ka daawo warbixinta:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here