Daawo: Xildhibaanada kasoo jeeda K/Galbeed oo taageeray Itoobiya

0

MUQDISHO (SMN) – Qaar kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ee kasoo jeeda deegaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya oo maanta la hadlay warbaahinta ayaa war culus kasoo saaray xiisadda kasii dareysa ee Soomaaliya iyo Itoobiya.

 

Xildhibaanadan oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa taageeray Itoobiya iyo shacabka ku dhaqan gobolka Bakool oo dhigay dibad-baxyo ay ku taageerayaan ciidamada Itoobiya, kuna diidaan kuwa Masar.

Sidoo kale xildhibaanada kasoo jeeda Koonfur Galbeed ayaa ka digay in gudaha Soomaaliya laga dhigo meel ay ku dagaalamaan Itoobiya iyo Masar oo isku hayo arrinta wabiga Nile.

Halkan hoose ka daawo:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here