Kuwait (SMN) – Danjiraha JFS ee Kuwait Mudane Dr Abdullahi Mohammed Odowa ayaa maanta xafiiska ku qaabiley Danjiraha Tunisia ujooga Kuwait Mudane Hechemi Agili.
Labada masuul ayaa kawada hadleen xidhiidhka taariikhiga ah ee labada wadan ee walaalaha u dhaxeeya iyo sidii loosii xoojin lahaa iyo.isbadaladda siyaasaddeed ee Tunisia ka dhacaya.