Qarax is-miidaamin ah oo goordhow ka dhacay Iskuul Booliisiya

0

MUQDISHO (SMN) – Qof ismiidaamiye ah ayaa isku qarxiyey maqaayad ay fariistaan Ciidanka iyo saraakiisha Booliiska oo ku taalla gudaha xerada Iskuul Booliisiya ee magaalada Muqdisho.

 

Dhimasho iyo dhaawacyo badan ayaa jira, waxaana gudaha ka socota rasaas, sida ay Shabelle u sheegeen ilo wareedyo xilkas ah.

Lama ogaan karo khasaaraha, balse dadka udhow xeradaas ayaa soo warinaya in xaalad kacsanaan ah ay meesha ka jirto.

La soco faahfaahinta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here