Qarax ismiidaamin ah oo goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho

0

MUQDISHO (SMN) – Maqaayada Top Coffee oo ku taala Degmadda Boondheere ayaa lala beegsaday Qarax ismiidaamin ah.

 

Dad ka badbaaday oo ay la hadashay Shabelle ayaa xaqiijiyey dhimashada dhalinyaro ciyaaro ku daawanaysay goobta oo mashquul badneyd, sidoo Kale dhaawacyo ayaa jira.

Qaraxa oo goodhow dhacay ayaan weli la saadaalin karin qasaarihiisa, hasa ahaatee gurmad kala duwan ayaa socda.

La soco wixii soo kordha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here