MUQDISHO, Soomaaliya – Qarax wayn oo loo malaynayo ismiidaamin ayaa ka dhacay magaaladda Muqdisho, ee Caasimadda dalka Soomaaliya xili amniga soo hagaagayay.
Waxaa lagu soo waramayaa in qaraxa lala eegtay goob askar lagu qorayay, oo ku taalla Damaanyo, iyadoo wararka soo baxaya ay sheegayaan inay dhowr qof ku geeriyootay.
Goordhaw filo Fahfaahinta warkan iyo muuqaallada.




