MUQDISHO, Soomaaliya – Qarax gaari ayaa lasoo sheegay inuu ka dhacay goordhaw Saldhigga Jaale Siyaad ee magaaladda Muqdisho, halkaasoo ay ku sugan yihiin Ciidankadowladda.
Lama oga khasaaraha illaa hadda, wixii kusoo kordha, la soco wararkeena dambe.




