DEG DEG: Weerar culus oo lagu qaaday xabsiga dhexe ee Xamar

0

MUQDISHO (SMN) – Xabsiga dhexe ee Xamar ayaa lagu soo waramayaa in laga maqlay dhawaqa rasaas iyo bambooyin.

 

Wararka qaar ayaa sheegaya in Maxaabiista u xiran AS-nimada ay heleen qoryo iyo Bambooyin halkaana ay ka bilaabeen rasaas iyo bombaanooyin.

Ciidanka Xabsiga ilaaliya ayaa la sheegaya in ay hareereeyeen Maxaabiista dagaalamaysa.

Faahfaahinka kala soco Shabellemedia.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here