DF oo cambaareysay weerar lagu qaaday guriga safiirka Imaaraadka ee Suudaan

0

MUQDISHO (SMN) – War qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa looga hadley weerara ka dhacay magaalada Khartuum ee caasimadda dalka Suudaan.

 

Qoraalka aya waxaa lagu sheegay in dowladda federaalka ay cambaareyneyso weerarkaas oo si gaar ah loogu qaaday guriga safiirka Imaaraadka Carabka ee dalka Suudaan.

“Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarka lagu qaaday xarunta Safiirka dowladda walaalaha ah ee Isutagga Imaaraadka Carabta ee Khartuum. Soomaaliya waxay mar kale xaqiijineysaa mowqifkeeda adag ee ka dhanka ah falalkan, kuwaas oo ah jebinta cad ee shuruucda caalamiga ah iyo anshaxa diblomaasiyadda” ayaa lagu yiri bayaanka kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda.

Halkan hoose ka akhriso:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here