DF Soomaaliya iyo UK oo ka wada-hadlay arrimaha doorashooyinka dalka + Sawirro

0

MUQDISHO (SMN) – Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane xildhibaan Hon Ali Yusuf Ali – Xoosh ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka dalka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya mudane Mike Nithavrianakis iyada oo laga hadlay ajendeyaal ay dooraahada ugu horreyso.

 

Inta uu kulanku socday, Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS ayaa adkeeyey sida ay dowladda uga go’antahay hannaan doorasho oo ay dadku rabaan.

Todobaadkii hore ayay ahayd markii Golaha Wasiirada Soomaaliya ay ansixiyeen sharciga doorashooyinka iyo kan xisbiyada, waxaa sidoo kale loo gudbin doonaa Baarlamaaanka.

Halkan hoose ka daawo: 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here