DF Soomaaliya oo baaq culus kasoo saartay dagaal beeleedka ka socda Galgaduud

0

MUQDISHO (SMN) – Dowladda Federaalka Soomalaiya ayaa maanta war kasoo saartay dagaal beeleedka kasoo cusboonaaday duleedka magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud.

 

Warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha gudaha ayaa waxaa baaq nabadeed loogu diray maleeshiyaadka ku dagaalamaya deegaanka Laandheer ee gobolkaasi.

Sidoo kale wasaaradda ayaa ka dalbaday Galmudug iyo odayaasha dhaqanka inay ku baxaan xalinta xiisadda ka taagan halkaasi.

Halkan hoose ka akhriso:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here