MUQDISHO (SMN) – Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed , waxay la wadaagaysaa muwaadiniinta Soomaaliyeed; warsaxaafadeed la xiriira dhacdooyinkii u dambeeyay ee hawada Dalka iyo tallaabooyinka la qaaday.
Hawada Soomaaliya ayaa bilihii u dambeeyey ahayd meel soo jiidatay ciwaannada warbaahinta markii laga celiyey dayaarad ay lahayd shirkadda Ethiopian Airlines, taas oo ku sii jeedday magaalada Hargaysa ee caasimadda Somaliland.
Sidoo kale waxaa wakhtigaas ka dib billowday eedeymo sheegayey in si khaldan loola hadlo dayaaradaha dul maraya hawada Soomaaliya.
Hoos ka akhriso warsaxaafadeedka:-