Dibad-bax ballaaran oo maalintii labaad ka dhacay magaalada Muqdisho + Video

0

MUQDISHO (SMN) – Magaalada Muqdisho waxaa mar kale maanta ka dhacay dibad-baxa ay dhigeen darawallada Bajajta oo ka cabanaya lacago dheeraad ah oo lagu soo rogay.

 

Dhalinyaradan ayaa isugu soo baxay isgoyska KM4, waxayna isku dhaceen ciidamada ammaanka oo iyagana goobta tagey.

Shalay ayaa sidaan oo kale Bajaajleyda, waxa ay dibad-baxa uga dhigee magaalada Muqdisho, gaar ahaan waddada Maka Al-Mukarrama.

Halkan hoose ka daawo warbixinta:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here