Doorashada shanta kursi ee beelaha Banaadiriga oo ka dhacday Muqdisho

0

MUQDISHO (SMN) – Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya waxaa maanta lagu qabtay doorashada kuraas ka mid ah xubnaha Golaha Shacabka, gaar ahaan shanta kursi beelaha Banaadiriga.

Xubnaha soo baxay ayaa waxa ay kala yihiin:-

1-Maxamuud Cabdulqaadir Xaaji ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay Hop#084.

2-Khadiijo Maxamed Al Maqsuumi ayaa ku guuleysatay kursiga tirsigiisu yahay Hop#034.

3-Cumar Shariif Maxamed (Jeeg) ayaa isna ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay HOP#266.

4-Cabdiraxmaan Cabdulqaadir Cadde ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay HOP#105.

5-Maxamed Nuur Abuukar ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay Hop#265.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here