BELEDWEYNE (SMN) – Guddiga maamulka doorashada ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa Maanta lagu wadaa in ay Magaalada Beledweyne ku qabtaan doorshada kursiga Hop#058 oo ay ku tartamayaan musharrixiin fara badan
Shalay ayaa loo madal sanaa in la qabto doorashada balsa dib ayay u dhacday,waxana hada Beledweyne ka socodo qaban qaabada doorashada kursigasi, Musharaxiinta ku tartami doono kursiga doorashadiisa la qabanayo ayaa kala ah
1: Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe).
2: En, Yoonis Maxamed Nuur.
3: Cali Cabdullaahi Cosoble.
4:Cabduqaadir Xuseen Coloow.
5: Maxamuud Afdhuub Makaraan
6: Cabdullaahi Axmed Xuseen
7: Ubax Cali Sheegow
Hirshabeelle ayaa wali waxa ku harsan kuraas dhowr ah oo an wali la qaban doorashadooda.iyadoo lagu wado in ugu dambeeyn 15-bisha soo socoto la soo gaba gabeeyo doorashada xildhibannadana la dhaariyo si ay wajibkood u gutaan