Dowladda Kenya oo duulaan qaawan ku soo qaaday Madaxbanaanida Qaranka Soomaaliya

0

NAIROBI, Kenya – Dowladda Kenya ayaa qaadey tallaabo ay xad-gudub qaawan ugu sameysay madax-banaanida dalka Soomaaliya kadib markii Somaliland u ogolaatay inay wax ay ugu yeertay safaarad ka furato Nairobi maalintii shalay.

 

Xalay Aqalka Madaxtooyadda waxaa ka dhacay kulan uu Ruto la yeeshay Cabdiraxmaan Cirro, kaasoo looga hadlay xiriirka labada dhinac, iskaashiga ganacsiga iyo arrimo kale.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here