MUQDISHO, Soomaaliya [SMN] – Waxay dowladda Soomaaliya go’aansatay inay burburiso Masjidka Xaafadda Kalluunka, oo Mudo 30sano-ka badan oo lagu cibaadeysanayey.
Masaajidka Xaafadda Kaluunka ayaa Salaadii Jimcaha ee ugu danbeysay lagu tukaday maanta maadama DFS oo dhulkiisii xaraashatay, islamarkaana ay burburinayso. Culimada iyo Maamulka Masjidka ayaa ugu baaqey Madaxweyne Xasan Sheekh inuu badbaadiyo Masjidka.