MUQDISHO, Soomaaliya – Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in hogaamiye sare oo katirsanaa Al-Shabaab inay u dhintay dhaawac kasoo gaarey howlgal Ciidan.
Sarkaalka oo magaciisa lagu sheegay Cabaas Maxamed Hool ayaa dowladdu waxay ku tilmaantay inuu ahaa xubin muhiim ah oo katirsan Al-Shabaab oo u qaabilsanaa howlgalla Muqdisho iyo labada Shabeelle.




