MUQDISHO (SMN) – Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee XFS Soomaaliya, ayaa si kulul u cambaareysay hub iyo saanad ciidan oo ka timid Itoobiya taas oo la soo geliyay deegaannada Puntland ee Soomaaliya.
Wasaaradda ayaa arintaan ku tilmaantay xadgudub ka dhan ah midnimada dhulleed ee JFS.
Halkan hoose ka akhriso warsaxaafadeedka:-