Dowladda Soomaaliya oo dib u furtay duulimaadka Garoonka Doolow

0

MUQDISHO, Soomaaliya – War kasoo baxay Wasaaradda Amniga Gudaha ayaa lagu shaaciyay in xayiraadii socdaalka dhanka cirka laga qaadey degmada Doolow ee gobolka Gedo.

 

Tallaabadan ayaa imaanaysa xili dhawaan shirkii Gollaha Wadatashiga Qaran laga soo saarey go’aanno, qaarkood lidi ku ah Jubaland, oo dowladda la filayo inay u dhisto maamul cusub, oo Gedo fadhigiisu yahay.

Inta badan degmooyinka gobolka waxaa maamula oo gacanta ku haya maamulka Axmed Madoobe, iyadoo ay ka joogaan Ciidamo badan, oo kuwa dowladda dhowr jeer isku dhaceen.

Image

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here