Dowladda Soomaaliya oo la sheegay in ay ciidamo geyneyso degmada Baardheere

0

BAARDHEERE (SMN) – Wararka naga soo gaaraya degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in haatan laga dareemayo dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo ay dowladda dhexe ka wado halkaasi.

 

Ciidamo ka tirsan kuwa Xoogga ayaa ku sugan degmadan, waxaana lasoo wariyay in dowladda Soomaaliya ay dooneyso inay isku fidiso gobolka intiisa kale.

Sidoo kale warararka ayaa intaasi kusii daraya in ciidamo kale diyaarado lagu gayn doono degmadaasi, waxaana la sheegay in qorshaha dowladda uu yahay inay meesha ka saarto maamulka Axmed Madoobe.

Halkan hoose ka daawo Warbixinta:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here