Dowladda Soomaaliya oo wafdi culus u dirtay dalka Itoobiya

0

MUQDISHO (SMN) – Wafdi ka socda Dowladda Federaalka  Soomaaliya ayaa maanta magaalada Addis Ababa u tegaya sii amba-qaadista heshiiskii magaalada Ankara ee dalka Turkiga.

 

Wafdigan oo ay qayb ka yihiin wasiiru dowlaha wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya, Cali Cumar Balcad iyo agaasimaha hay’adda Nabad-sugidda Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe), waxayna wada-hadallo gaar ah la yeelan doonaan dowladda Itoobiya.

Halkan hoose ka akhriso:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here