Duqeyn Cirka oo lagu beegsaday Al-Shabaab – Fahfaahin

0

Muqdisho – Iyadoo la kaashanayo Dowladda Federaalka Soomaaliya, Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa duqeyn dhanka cirka ah ka fuliyay meel qiyaastii 40 meel waqooyi-galbeed kaga beegan magaalada Kismaayo, si loo beegsado Al-Shabaab.

 

Duqeyntan ayaa qeyb ka ah dadaallada wadajirka ah ee lagu ciribtirayo awoodda Al-Shabaab ee qorsheynta iyo fulinta weeraro argagixiso oo khatar ku ah shacabka Soomaaliyeed, ciidamada qalabka sida iyo saaxiibada caalamiga ah.

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay u mahad celinaysaa howlgalka AFRICOM, waxayna mar kale adkaynaysaa sida ay uga go’an tahay la dagaallanka Al-Shabaab, iyadoo kaashaneysa shacabka Soomaaliyeed iyo saaxiibada caalamiga ah, si loo xaqiijiyo nabadgelyada iyo xasilloonida dalka.

May be an image of text that says "WASAARADDA Tourism Cirka lagu beegsaday Khawaarijta Al-Shabaab Muqdisho, 27 May 2025: Iyadoo Soomaaliya, Taliska Ciidamada Mareykanka dhanka cirka galbeed kaashanayo Dowladda Federaalka fuliyay meel ee Afrika (AFRICOM) ayaa beegan qiyaastii magaalada meel maleeshiyaadka Khawaarijta Al-Shabaab. Kismaayo, waqooyi- beegsado awoodda Duqeyntan ayaa qeyb ka ah dadaallada wadajirka ah ee lagu ciribtirayo Al-Shabaab Khawaarijta qorsheynta fulinta weeraro argagixiso khatar ku ah shacabka Soomaaliyeed, ciidamada qalabka sida iyo saaxiibada caalamiga ah. Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay AFRICOM, mar kale adkaynaysaa sida Khawaarijta dagaallanka kooxaha Soomaaliyeed iyo saaxiibada caalamiga ah, iyo xasilloonida mahad celinaysaa howlgalka uga go'an tahay kaashaneysa shacabka iyadoo loo xaqiijiyo nabadgelyada"

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here