Farmaajo oo ka hadlay Shirka uu ku baaqey Madaxweyne Xasan Sheekh

0

DOHA – Farmajo ayaa soo dhaweeyay wadahadalka uu ku baaqey Xasan Sheekh, isagoo ugu baaqey Madaxweynaha inuu ka laabto wax ka bedelka dastuurka, dhismaha gudiga doorashadda khilaafka ka taagan iyo burburinta Gollaha wadatashiga qaran.

 

Madaxweynihii 9aad ayaa sheegay in tallaabooyin uu qaadey Madaxweyne Xasan Sheekh ay caqabad ku yihiin dadaallada dib u dhiska dalka, dagaalka Al-Shabaab iyo wadashaqeynta dowladda Dhexe iyo Maamulada Federaalka ah.

Image

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here