Firdhiye oo ku dhawaaqay Gollaha Wasiiradda cusub ee Maamulka Waqooyi Bari

0

LAASCAANOOD – Madaxweyne Firdhiye ayaa shaaciyay liiska Gollaha Wasiiradda cusub ee maamulkiisa Waqooyi Bari, kaasoo fadhigiisu yahay magaaladda Laascaanood.

 

Wasiirradda ayaa ka kooban 21 wasiir oo ay ku jiray qaar kamid ah Wasiirradii hore ee maamulka SSC Khaatumo, waxaa sidoo kale wasiirradda ku jir kuwa cusub.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here