Gaadiid xamuul ah oo Wanlaweyn ugu xayiran isbaarooyin sharci darro ah

0

WANLAWEYN (SMN) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in maanta gaadiid kala duwan oo xamuul ah ay ku xayiran yihiin degmada Wanlaweyn ee gobolkaasi.

 

Gaadiidkan oo waqti badan ku xaniban halkaasi ayaa u xayiran isbaarooyin sharci darro ah oo lasoo dhigay halkaasi.

Qof kamid ah dadka deegaanka oo la hadlay Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho ayaa ka warbixiyay arrintaasi, wuxuuna tilmaamay in xaalad adag ay ka jirto degmada Wanlaweyn, isla markaana aysan ka war heynin dowladda federaalka Soomaaliya.

Halkan hoose ka daawo:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here