Galmudug oo soo dhaweysay go’aannadii kasoo baxay shirka Golaha Amniga Qaranka

0

DHUUSAMAREEB (SMN) – Dowlad goboleedka Galmudug ayaa soo dhaweysay go’aannada kasoo baxay shirka Golaha Amniga Qaranka ee xalay ka dhacay magaalada Muqdisho, kaas oo uu guddoomiyay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

 

Shirka ayaa waxaa laga soo saaray go’aanno culus ii ku aadan hubkii lagu boobay magaalada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud, si tallaabo looga qaado dadkii hubkaas sida sharci darrada ah kusoo galiyay dalka.

Galmudug ayaa sheegtay inay soo dhaweyneyso in tallaabo laga qaado cid kasta oo lagu helo falkaasi, sidoo kalena la xakameeyo hubka u gacan galay shacabka.

Halkan hoose ka akhriso:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here