MUQDISHO (SMN) – Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose waxaa haatan ka socda qaban qaabadii ugu dambeysay ee doorashooyinka maamulka Jubbaland.
Waxaa shalay la shaaciyay xildhibaanada cusub ee maamulkaas oo madaxweynaha soo dooran doono 25-ka bishaan Novermber.
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre oo kasoo jeedo deegaankan ayaa si weyn uga biyo diiday sida uu wax ku wado Axmed Madoobe, wuxuuna ku eedeeyay inuu boobayo doorashada, si uu mar kale isugu caana shubo hoggaanka maamulka Jubbaland.
Haddaba go’aanada adag ee Jubbaland ma soo dadajin kartaa is casilaadda R/W Xamse Cabdi Barre?
Hoos ka daawo warbixinta:-