Golaha Wasiirada Jubbaland oo ka hadlay guulaha laga gaaray dagaalka Al-Shabaab

0

KISMAAYO (SMN) – Madaxweyne ku xigeenka 1aad ahna ku simaha Madaxweynaha Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha Wasiirada.

 

Kulanka ayaa lagaga hadlay howlgalada ay wadaan Ciidamada Jubaland oo guulo Waa weyn maalmahii lasoo dhaafay ka gaaray howlgalo ay ka sameeyeen gobolka Jubada Hoose.

Wasaarada Amniga gudaha ayaa golaha la wadaagtay xogta howlgalada socda iyo khasaaraha gaaray Al-Shabaab oo Ciidamadu ay ku jabiyeen dagaalo ka dhacay deegaano kala duwan.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here