Guddiga doorashada Somaliland oo shaaciyey jadwalka shan kursi

0

MUQDISHO (SMN) – Guddiga doorashada Somaliland ayaa shaaciyey jadwalka doorashada 5 kursi oo ka mid ah xubnaha gobollada waqooyi, kuwaas oo lagu dooranayo magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Kuraasta la shaaciyey ee doorashadooda la qabanayo ayaa kala ah:- HOP#240, HOP#241, HOP#263, HOP#271 & HOP#205.

Qoraalka kasoo baxay guddiga ayaa waxaa lagu shaaciyey in doorashada kuraastan la qabanyo 10-ka bishan Febraayo oo ku beegan maalinta Khamiista ah ee soo socota.

Halkan hoose ka aqriso:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here