Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare oo dib ugu soo laabtay dalka + Sawirro

0

MUQDISHO (SMN) – Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo safar ugu maqnaa dalka Turkiga ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalka.

 

Sanatarro iyo Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa guddoomiyaha kusoo dhoweeyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde.

Cabdi Xaashi ayaa howlo shaqo u tegay Turkiga, isaga oo lasoo kulmay madax kala duwan oo ka tirsan dowladda dalkaas oo xiriir wanaagsan la leh Soomaaliya.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here