Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo guddoomiyay shir muhiim ah + Sawirro

0

MUQDISHO (SMN) – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka, Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta guddoomiyey shirka joogtada ah ee hay’adda SoDMA, kaas oo diiradda lagu saaray ka hortagga xaaladda abaarta iyo roob yarida ee La nino.

 

Sidoo kale, shirka ayaa looga hadlay xaaladda fatahaado aan la fileyn oo uu sameeyay wabiga shabeelle kadib markii dowladda Itoobiya biya xooggan ay ku soo daysay wabiga kuwaas oo  saamayay dad gaaraya 21 kun oo qoys iyo in ka  badan 67 kun oo hecter oo dhul beereed ah.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here