Guddoomiyaha Hodan Cali Fahle oo kormeer ku tagay xaafadaha degmadaas

0

MUQDISHO (SMN) – Guddoomiyaha maamulka degmada Hodan, Cali Fahle oo dib ugu soo laabtay xafiiskiisa, kadib shaqo joojin lagu sameeyay ayaa xalay kormeer ka sameeyay xaafadaha degmadaasi.

 

Ujeedka kormeerka ayaa ahaa mid loogu kuur-galayay amniga degmada Hodan, waxaana guddoomiyaha wehlinayay saraakiisha laamaha amniga ee degmadaasi.

“Baabuurta la dhigaayo laamiyada waxay musiibo ku yihiin degmada Hodan iyo amniga guud” ayuu yiri guddoomiye Cali Fahle.

Halkan hoose ka daawo warbixinta:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here